Category Buugaa- Lacag

Mabda’a 80/20

“Buug Af-Soomaali ah Mabda’a 80/20 (The 80/20 Principle), cover cagaaran 3D, horumar nololeed, guul, iyo wax-soo-saar sare.”

Sirta lagu gaari karo wax badan adigoo dadaal yar sameynaya Richard Koch Hordhac (Introduction) – Fahamka mabda’a 80/20 100sadar Mabda’a 80/20, oo sidoo kale loo yaqaan Sharciga Pareto, waa fikrad aad u fudud balse aad u awood badan. Waxay sheegaysaa…

Ganacsi lacag la,aan ku bilow

Hordhac  Hordhac: Uma baahnid lacag badan si aad u bilowdo ganacsi, badanaa dadku waxay aaminsanyihiin lacagbaa lacag dhasha iyo in aan ganacsi la bilaabi karin lacag la’aan. Waa mid aan aaminsanaa aniguba ilaa aan ogaaday in lacagtu u wanaagsantahay bilowga…