Baro Xirfad
Cusub Hada

koorsooyin waa mareeg aad ka baran karto xirfado kala duwan, sida, video Editing, Graphic design, web design, Cumputer, microsoft Word,  microsoft Power point microsoft excel, Carabi

Course Library

Beginner
Beginner
Intermediate
Beginner
Beginner
Beginner
Beginner
Beginner
Beginner
Intermediate

12 Xeer oo Badalaya Noloshaada

Hordhac Buugga 11-ka Xeer ee Nolosha: Siraha Kor-u-qaadista Heerkaaga waa buug horumarinta nafta ah oo uu qoray Chetan Bhagat. Waxa uu si toos ah ula hadlayaa qofka dareemaya in noloshiisu meel ku...

22-ka Xeer ee Aasaasiga ah ee Suuq-geynta

Hordhac Suuq-geyntu waa awoodda ka dambaysa badeecad kasta oo si guul leh uga dhex muuqata suuqa, adeeg kasta oo kasbada kalsoonida macaamiisha, iyo sumad kasta oo muddo dheer ku sii jirta maskaxda...

Buugga 7-da Caado ee Dadka Wax-ku-oolka ah

Hordhac Nolosha qofku ma beddelanto hal maalin gudaheed, mana aha guushu wax si kadis ah qofka ugu soo dega. Isbeddelka dhabta ahi wuxuu ka bilaabmaa fikirka, wuxuuna xoog yeeshaa marka fikirkaas loo...

Sida Lacagtu u Shaqayso

Hordhac Subax kasta malaayiin qof ayaa hurdada ka toosa iyagoo hal ujeeddo leh; inay lacag kasbadaan. Qaar waxay aadaan shaqo, qaar waxay furaan ganacsigooda, qaarna waxay maalinta ku bilaabaan iyagoo...

Buugga: “7 Secrets to Investing Like Warren Buffett”

Cutubyada Buugga: “7 Secrets to Investing Like Warren Buffett” Hordhac: Fahamka Maalgashiga iyo Fikirka Warren Buffett Buuggan “7 Sir oo ku saabsan Maalgashiga sida Warren Buffett” waa mid ka mid ah...

Buugga: From Zero to Millionaire

Hordhac: Safarka eber ilaa milyaneer Buuggan “From Zero to Millionaire” waxaa qoray Nicolas Bérubé, oo ah qoraa iyo falanqeeye si gaar ah diiradda u saara maalgashiga iyo dhaqaalaha shakhsiga. Qoraagu...

Buugga Ninkii Baabila ugu Hantida badnaa

HordhacBuuggan “Ninkii Baabila ugu Hantida Badnaa” waa mid ka mid ah buugaagta ugu caansan ee ka hadla dhaqaalaha, maareynta lacagta, iyo sida qofku u gaari karo nolol barwaaqo leh. Inkasta oo uu ku...

21 Fikradood oo Waaweyn oo Noloshaada Beddeli Doona

Hordhac Buugga “21 Fikradood oo Waaweyn oo Noloshaada Beddeli Doona” waa hage maskaxeed iyo nololeed oo qofka ku dhiirrigelinaya in uu si qoto dheer u eego naftiisa, fikirkiisa, iyo jihada uu nolosha...

“55 Su’aalood oo Aad Isweydiiso

Buugga “55 Su’aalood oo Aad Isweydiiso” waa buug si qoto dheer u taabanaya nafta, maskaxda, iyo jihada nolosha qofka. Waa buug aan kugu qasbayn wax gaar ah, balse kugu casuumaya in aad istaagto, ka...
Afkaarta

Waxaan Koorsooyin.com ka bartay Web Design, runtii wax badan ayaan ka faa’iiday. Casharradu waa fudud yihiin oo si fiican loo sharaxay, qof walbana wuu fahmi karaa. Maanta waxaan awoodaa inaan dhiso website-yo aniga ii gaar ah. Aad ayaan ugu mahadcelinayaa macallimiinta

Sahro mursal Arday bartay Web design

Graphic Design ayaan ka bartay Koorsooyin.com, waana mid ka mid ah go’aamadii ugu fiicnaa ee aan qaatay. Casharradu waa tayo sare leh oo si tartiib ah loo fahmi karo. Hadda waxaan sameeyaa designs qurux badan oo aan ka shaqeeyo. Runtii waa meel lagu kalsoonaan karo.

Masbal mursal Arday bartay Graphic design

Koorsooyin.com waxaan ka qaatay Computer Skills, waxaana helay aqoon muhiim ah oo aan hore u waayay. Habka waxbarashadu waa mid sahlan oo qof kasta ku habboon. Hadda waxaan si fiican u isticmaalaa computer-ka shaqo iyo waxbarasho labadaba.

Hanad yuusuf Arday bartay cumputer

Waxaan isku dayay koorsooyin badan, laakiin Koorsooyin.com ayaa i siiyay natiijo dhab ah. Waxaan ka bartay xirfado kala duwan sida Web Design iyo Graphic Design. Casharradu waa kuwo si fiican loo diyaariyay oo la fahmi karo. Waxaan si kalsooni leh u dhihi karaa waa meesha ugu fiican

sumayo maax arday koorsooyin