Category Buugaag iyo Lacag

Ganacsi lacag la,aan ku bilow

Hordhac  Hordhac: Uma baahnid lacag badan si aad u bilowdo ganacsi, badanaa dadku waxay aaminsanyihiin lacagbaa lacag dhasha iyo in aan ganacsi la bilaabi karin lacag la’aan. Waa mid aan aaminsanaa aniguba ilaa aan ogaaday in lacagtu u wanaagsantahay bilowga…