12 Bilood Gudahood ilaa Hal Milyan Doollar

Hordhac Buugga “12 Bilood Gudahood ilaa Hal Milyan Doollar” ma aha buug caadi ah oo ka hadlaya riyooyin, hanqal taag, ama hadallo dhiirrigelin oo keliya. Waa buug si qoto dheer u taabanaya xaqiiqada ganacsiga, maskaxda guuleysata, iyo jidka dhabta ah…





