14 qaacido Dahab ah Buugga Abbe qaniya Abbe saboola

Hordhaca Qoraaga buugga Qoraaga buuggan waa Robert T. Kiyosaki, oo ah ganacsade, macallin dhaqaale, iyo qoraa Mareykan ah. Wuxuu ku dhashay 1947, kuna soo barbaaray Hawaii. Noloshiisa waxa si gaar ah u saameeyey laba aabbe oo fikir ahaan aad u…



