Waa Maxay Cumputer, Sidee Buu U Shaqeeyaa, Maxaase Loo Yaqaanaa?

✨ Cutubka 1: Waa Maxay Computer? Computer waa qalab elektaroonik ah oo loo adeegsado in lagu keydiyo, lagu farsameeyo, laguna soo saaro macluumaad (information).Waxa uu qabtaa hawlo badan oo dadka ka caawiya: Computer wuxuu shaqeeyaa isagoo raacaya amaro (commands) uu…
