Xaamid Aadam – Saaxirkii weynaa ee Towbad keenay, sirro khatar ahna daaha ka qaaday

Bilowgii Nolosha Xaamid Xaamid Aadam wuxuu ku dhashay kuna barbaaray dalka Suudaan. Carruurnimadiisii hore ma aysan muujin wax sixir ah ama shar. Wuxuu ahaa wiil deggen, edeb badan, kana dhex muuqda carruurta da’diisa. Markuu sagaal jir ahaa, qalbigiisu wuxuu si…
