“55 Su’aalood oo Aad Isweydiiso

Buugga “55 Su’aalood oo Aad Isweydiiso” waa buug si qoto dheer u taabanaya nafta, maskaxda, iyo jihada nolosha qofka. Waa buug aan kugu qasbayn wax gaar ah, balse kugu casuumaya in aad istaagto, ka fiirsato, oo aad si daacad ah…

