Website muxuu yahay? sidee loobartaa? xogo muhiim ah

Web Design – Waa Maxay? Web Design waa habka loo naqshadeeyo (loo qurxiyo) muuqaalka website-ka, sida: Web Designer-ka shaqadiisu waa inuu abuuro muuqaal qurux badan, nadiif ah, fudud, isla markaana user-ka ku hogaamiya xogta muhiimka ah. Web Design wuxuu ku…
