30 Xirfadood Oo noloshaada badalaya

Hordhac Qarnigan casriga ah, noloshu ma aha mid ku dhisan shahaado keliya ama hal xirfad oo kaliya. Dunidu si degdeg ah ayay isu beddelaysaa, suuqa shaqaduna wuxuu u baahan yahay dad leh xirfado kala duwan, faham dhaqaale, is-maamul, iyo karti…

