5.00
(1 Rating)

Tababarka Macalimiinta Quraanka

Wishlist Share

What Will You Learn?

  • Tilmaamaha uu leeyahay macallin wanaagsani
  • Akhlaaq, dulqaad, hab-dhaqan iyo masuuliyad
  • Sifooyinka macallin wanaagsani leeyahay
  • Sida uu ardayda ula macaamilo, u dhiirrigeliyo, una fahmo
  • Sida fasalka loo maamulo
  • Nidaam, edbin, kala dambayn, iyo xakamaynta ardayda
  • Sida loo baro carruurta hikmad iyo fahan
  • Hab barid sahlan, tusaalooyin, iyo qaab ay ardaydu u fahmaan

Course Content

Cutubka 1aad ||

  • Casharka 1aad || 30 Tilmaamood uu Leeyahay Macalimka wanaagsan
    17:07
  • Casharka 2aad || Sifooyinka uu leeyahay macalin wanaagsan
    30:39
  • Casharka 3aad || Sida Fasalka Loomaamulo
    12:53
  • Casharka 4aad || Sida loobaro Caruurta Hikaada iyo Farta
    50:39

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 1 Rating
5
1 Rating
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
NA
10 months ago
Waa cashar qurxoon oo fiican