Siraha Maskaxda Milyaneerka { Secrets of the Millionaire Mind }

Hordhac Buuggan Sirha Maskaxda Milyaneerka waa buug ka hadlaya sida maskaxdu u maamusho nolosha maaliyadeed ee qofka.Ma aha buug kaliya ku saabsan lacag.Waa buug ka hadlaya fikirka.Waa buug ka hadlaya caqiidada qofka.Waa buug ka hadlaya sida aad u aragto adiga…
