Terms and Conditions – Koorsooyin
1. Hordhac
By accessing and using the website http://koorsooyin.com (“Website”), you agree to comply with these Terms and Conditions. Haddii aadan raacsaneyn shuruudahan, fadlan ha isticmaalin website-kan.
Website-ka Koorsooyin waxaa loogu talagalay bixinta koorsooyin online ah oo ku saabsan Web Design, Graphic Design, Video Editing, UI/UX, WordPress, iyo Far Qurxinta Carabiga.
2. Adeegsiga Website-ka
- Waxaad isticmaali kartaa website-kan si sharciga waafaqsan oo kaliya.
- Ma isticmaali kartid website-ka si wax u dhimi kara xuquuqda ama adeegyada Koorsooyin.
- Wax walba oo website-ka lagu daabaco (koorsooyin, sawirro, qoraallo, videos) waa hantida Koorsooyin ama dadka la oggolaaday.
3. Diiwaangelinta & Account-ka
- Haddii aad iska diiwaangeliso website-ka ama koorso online ah, waa inaad bixisaa macluumaad sax ah oo dhameystiran.
- Waxaad mas’uul ka tahay ilaalinta password-kaaga iyo account-kaaga.
- Koorsooyin ma mas’uul ka aha waxyeelada ka timaadda isticmaalka account-kaaga haddii password-kaaga la xado ama la isticmaalo si aan sharciga waafaqsanayn.
4. Xuquuqda Content-ka (Intellectual Property)
- Dhamaan content-ka website-ka (koorsooyinka, qoraallada, sawirrada, videos-ka, naqshadaha) waxaa leh Koorsooyin.
- Waxaa mamnuuc ah in la nuqulo, la faafiyo, ama la isticmaalo content-kan adigoo aan oggolaansho rasmi ah ka haysan Koorsooyin.
5. Faallooyinka iyo Isdhexgalka (Comments & Interaction)
- Booqdayaashu waxay ka tagi karaan faallooyinka, laakiin waa inaad ku dhaqantaa anshax wanaagsan.
- Faallooyinka anshax-xumada ah, aflagaadada, ama spam-ka ah waxaa laga tirtiri karaa website-ka Koorsooyin.
- Waxaad mas’uul ka tahay wax kasta oo aad website-ka ku qorto.
6. Xiriirka Bannaanka ah (External Links)
- Website-ka Koorsooyin waxa laga yaabaa inuu ku xiro bogag kale.
- Koorsooyin ma mas’uul ka aha waxyaabaha ku jira bogaggaas ama siyaasadaha asturnaanta ee ay isticmaalaan.
7. Mas’uuliyadda (Limitation of Liability)
- Koorsooyin kama mas’uul aha waxyeelo kasta oo ka dhalata isticmaalka website-ka, koorsooyinka, ama content-ka.
- Website-ka waxaa la bixiyaa sida uu yahay (“as is”) oo aan dammaanad ka bixin saxnaanta, dhammaystirka, ama helitaanka content-ka.
8. Isbeddelada Shuruudaha (Changes to Terms)
- Koorsooyin waxay xaq u leedahay inay mar walba bedesho Terms and Conditions-ka.
- Isbeddelada waxay dhaqangeli doonaan marka ay ku soo baxaan website-ka.
- Isticmaalkaaga website-ka ka dib isbeddelada waxaa loo arkaa inaad oggolaatay shuruudaha cusub.
9. Xalka Khilaafaadka (Governing Law)
- Shuruudahan iyo isticmaalka website-ka waxaa maamula sharciga dalka Soomaaliya.
- Khilaafaadka ka dhasha isticmaalka website-ka waxaa lagu xalin doonaa si waafaqsan sharciga dalka.
